Ku soo dhawow RightsAware! Waxaan meeshaan kuugu haynaa warbixin ku saabsan sharciga iyo xuquuqdaada.

Waxaa meeshaan laga helayaa warbixin ku saabsan:-

  • Isdhiibitaanka (Magangaliyo Waydiisan)
  • Xabsiga immigration iyo sidaa u waydiisanlahayd maxkamada in lagu siidaayo.
  • Dadka sharci daro ku xiran

Sharciga reerka iyo markii caruurta la kaxayso. 

Sitkaan waxaa qortay Saphia Warsame, oo ah lawyer (solicitor). Halkaan ayaad kala soo xiriiri kataa.

 

 

IMG_4341-2 IMG_4174-2 Xabsi Immigration Iga Soo Sar

IMG_4173 IMG_4176

 

 

 

twitter